Madaxweyne hore oo ka hadlay Dagaalka u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray dagaalka u dhaxeeya ciidamada Galmudug iyo kuwa kooxda Ahlu Sunna ee ka socda Dhuusomareeb iyo Guriceel. Muddane Cabdikarim Xuseen Guuled ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay dagaalka kasoo cusboonaaday Dhuusomareeb iyo Galmudug, waxa uuna ugu baaqay Madaxda Galmudug iyo … Continue reading Madaxweyne hore oo ka hadlay Dagaalka u dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu Sunna